Soodo waxaan daawadaa Marka aan salaatul laylka aan dhameeyo waxan ku sugaa salaada subax cawa waan kuu duceeyay sowda allh haku barakeeyo if iyo aakhiro
Waligay ma maqlin wadankan suuriya wax ka qiso xanuun badan oo ka naxariis daran subxanlh 😢😢 ilaahey dadka dulmiga lagu dilay Jano ha galsho labadodana ilaah ha unaxariisto waa la dulmiye 😢dadkana allah haka qaado dhibaatada 💔 mahadsanid sowda qaalib ❤❤ qisooyinkaga wax badan ka Barty
Xaramka 3 Jeer baa Layga casuumay Mar 4aaad Hadii Rabi ii qadaro inshalah wxn rajaynaya inan ku Ilawin oo aan kaga soo duceeyo i.n abaalkaga Ma Gudi Karnee❤💋