Silsiladii GUBA gabayadii sida weyn laysugu weeraray
Abdiaziz Wali
Subscribe
2,546,240 views
Gabayadii Guba oo dhameystiran
Show more
20 Comments
@abdirahman_ahmett17
5 months ago
20april 2026 hadad silsiladi Guba hadad so radisy oodna iga dambeyso like 😂
96
5 replies
@Mohamed-i4b1m
10 months ago
Cadifad qabyaladed hadeysan jirin libintuna aanan laqarineynin silsilada guba waxaa ku doobiye murti cajiib ah rebay wa qaman bulxan, 2025 hadi ad daawaneyso like dhac kusiiya somaliyey❤
71
5 replies
@AhmedDaakir-e6d
4 months ago
13-5-2026 ilaa maanta iyo maalintaan dab ka baydhay wan dhegaysanayey gabaygaas guba. Like lyo love ha iaawin
7
@hamdiwariye
5 months ago
muritda Qaman bulxan aya aad isoo jiidatay wacdalla waa nin xikmad badan oo SI wanagsan u garnaqsaday 2026 hada iga dambeyso like isar❤
10
@engneerismaaciil1406
1 year ago
Anigu abwaanimo waxaan udaayay qamaan bulxan
Anoo nin habar jeclo ah
35
1 reply
@MajiidAhmed-i5n
11 months ago
Gar allay taqaanaye qaman bulxan iyo salan carabey baa xikmad ku dhamaatay❤hada daawaneyso 2025 like dhac kusii😂
87
4 replies
@MumtazMohamed-w8z8u
3 months ago (edited)
Anigo 19 jir ah iskooley ah ba gabaygan dhagesanayo? Kalmadaha qaman bulxan ban hoyadey ka maqli jiray anigo aad uyar. Baadida ninbaa kula day daya daalna kaa badan. Like isaara plz🙏❤
9
1 reply
@Abdirizakyusuf1234
2 years ago
Please music kasaar
9
@shaacibshaacib786
1 year ago
2025 baan dhagaysanayaa wxn aad uga helay qamaan bulxan murtida kasoo baxaysa iyo qaabka wax usarbeebayo❤🎉
13
@AbdinajibAhmed-r8j
4 months ago (edited)
Qaman bulxan👏Salan Carabey🙌 ismaacil cigaal bulaale🫰ragas murtidoda Aya aad igu socota😭🫶😍 2026 like-ta haila dhafin💙
6
@guledyatana7552
5 months ago
Hadad daawanayso wali May 03 2026 like saar from ogaden😂
12
1 reply
@najibsergio-tg5uh
2 years ago
1 qaman bulxan
2 maxamed cumar dage
3 xusen hudle
4 buraale cali
Ilahow unaxariso dhamantod unaxariso❤
12
@Kamaal_shirwac
10 months ago
Cawa waa habeen khamisa bishu waa 12/11/2025 ilahy ha unaxaristo jamac kadiye iyo dhamaan abwanada kale oo dhintay🤲
20
1 reply
@mohamedilyaaz4602
1 year ago
Isaaq Ogaden Iyo dhulbahante way Isla Soo jabeen wllhi 😂
42
3 replies
@DhamalBoy-t7o
7 months ago
waxan dhagaysanayaa Ramadan oo 19.......... ku beegan 8/mar/2026
19
@SadaamxuruurmuxumedDayax
5 months ago
Ogaden iyo Dhulbahante iyo isaaq wayso wada jabhadeyen wlhi😂
7
@Mzale
2 years ago
Thank dawsshoo … this works is a must for any Somali family who grew in diaspora.. our children aren’t Somalis( just by language) no historical knowledge or narratives..
25
@NuurAhmed-o5e
6 months ago
Runtii Gobtii Somaliaya 🇸🇴 Bay Ahaayeen Dhamaantood Allh Jannada Haku Casuumo.❤❤❤❤
6
@cma5179
1 year ago
Cali dhuux waa cay caadiya wixiisu murtiba aysan kujirin
Qamaam bulxan waa legend suugaantiisu waa murti socota ✌🏽🫡
7
@Abdirahiim-m3e
8 months ago
Hada dawaneyso 2026 😂
77
7 replies
Details
Related Videos
Comments
Silsiladii GUBA gabayadii sida weyn laysugu weeraray
Abdiaziz Wali
Subscribe
2,546,240 views
Gabayadii Guba oo dhameystiran
Show more