Sidee Ku Bilaawdeen Jabhadihii Burburiyey Dowladii Dhexe?Barnaamijka Garnaqsi.
Shabelle TV
Subscribe
27,704 views
Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
@shabelletv5037
Show more
20 Comments
@somali.liibaan6059
5 years ago
Somaliya ha noolaato guul iyo gobanimo horaa loo soconayaa no more gadaal no more qabiil ๐๐๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐๐๐๐ธ๐ด๐ธ๐ด
4
@dalalmaakhiri1060
5 years ago
๐Cabdi nuur waa WAAYO ARAG intii aanan arag waxaan moodi jiray wax nolosha ka dhacay oo Mooryaan ah inuu yahay LAAKIIN hadda nin Jabhad ah oo macquul ah oo la fahmi karo waxna lala jeexjeexi karo inuu yahay, waar Ninkan iyo kuwo la midka ah ee waayo araga ah soo celinta NABADA & AMINGA wadanka halaga qayb geliyo si dalka burbur iyo belaayadii la soo maray aan loogu noqon. CABDI WAALOOW waayo aragnimadaada UMMADA uga faa'iidee waadna ku MAHADSAN tahay waraysiga adiga iyo tvga ku waraystayba๐๐๐
9
@AlisaladAhmed
1 year ago (edited)
Walee guul darro iyo dawlad la'aan ayaa soomaali usoo hoyatay.
Ragii dawlada dumiyey qaar kamida iyo fanaaniintii waaweynaa ayaan qurbaha ku arkay, walhi waxay dhaheen waanu ka shalaynay inaan Dawladii Iska dumino.
2
@ducaleeguree2424
1 year ago
Cabdinuure Siyaad wixii wadanka ka dhacay ee guuldarada ahaa ayuu si fiican uga waramay
@sacdiyosheikhdon9018
4 years ago
Alla waan Ogaa waxay sameeyeen wixii xamar xasuuqa ka geystey wey kala saareen oo na qaxiyeen oo qabiil nagu xasuuqeen
@garaadofficial8992
5 years ago
Fadlan SUBSCRIBE Nusaar Yuutubka SUBSCRIBE hooyad janad Allah kayo Asxaabta cudsey waay e
@yuusefahmed7715
5 years ago
Walaahi runbushegay
@Maquste
5 years ago
Xasan sheikh maxamuud dhul badanoo boobay
1
@somali.liibaan6059
5 years ago
Jabhadihii waxey ahaayeen dad raba kaliya iney ridaan dowladii. Lakiin aan wax ajendo iyo siyasad eey dalka ku mamulaan aan laheyn. Dalkana halkaas waxaa dhigay jabhadahaas. ๐๐๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐๐๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐๐
1
1 reply
@fartunmohamed8079
4 years ago
Lagatas
@fartunmohamed8079
4 years ago
Lifetimes
@mohamedabdikadir6939
4 years ago
Snm waa jabhada kaliyee aan sameyn aar goosi dalka markay qaybtoodi qabsadeen sameeyay dib u heshiisiin si loo helo nabad iyo horimar. Waana ta ilaa hadeer ka jirta gobolada waqooyi ee la baxay Somaliland
7
2 replies
@AlbashiirAlbashiir143
6 months ago
Abdinuure siyaad wayo arak waye wax badan og,
@nimanabdi7032
5 years ago
Abdi waal waa nin wax badan og
3
2 replies
@mookmookreviews4877
5 years ago
Wr kan wariye maaaha maba yaqaaan sida wax lo waraysto
1 reply
@fartunmohamed8079
4 years ago
Lagata
@abumo1695
9 months ago (edited)
Ninkaan lawareysanaayo wuxuu kabeen sheegay inuu yiraahdo bilalaqeysigii xakuumadii Siyaad Bare (AUN) tii USC wuu kadarnaa. Siyaad Bare wadan dhisan oo heyโadihiisu wada dhisan ayuu Wadanka katagay ee USC laga soo bilaabo Jan.26/1991 ilaa waqtigaan xaadirka ah ayay bililiqo ku jiraan ee farqiga u dhaxeeya xaraanta iyo xalaasha Allah ina tuso hadii eynu nahay USC.
1
@fartunmohamed8079
4 years ago
Share
@osmangiire1349
2 years ago
Mooryaan Mooryaan dhaley๐ oo waliba waji loox ah leh!
Cabdulaahi Yusuf, AHN ayaa Miciyaha kasiibey๐
@fartunmohamed8079
4 years ago
Livetimes
Details
Related Videos
Comments
Sidee Ku Bilaawdeen Jabhadihii Burburiyey Dowladii Dhexe?Barnaamijka Garnaqsi.
Shabelle TV
Subscribe
27,704 views
Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
@shabelletv5037
Show more