Subxanalaha naaxdin badan ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญwaa naag diila aha akhiiro waaryal
Alla calool xumo badanaa ilaahay inkaar kugu rid naagta gabadha and dishay inkastoo aan maqlay muqdisho naago badan oo gabdho u shaqaynayey dilay cidna aysan u raacan laakiin ilaahay baa u jeeda sheeko ay xataa Farxiyo kasoo sheekaysay bay ku jirtay xataa ilaahay baa la xisaabtamaya naagaha ilmaha masaakiintaa u xoog iyo awood sheeganaya walaahay waa qaracan