Gurigii caruurnimada aan ku koray ayaan dib ugu laabtay Maxa is badalay
Najuu Araale
Subscribe
17,240 views
Waxan boqoday xafadihi aan ku koray magalada Muqdisho maxa is badalay bal ila daawo
Show more
20 Comments
@farxiya-cali7e
3 days ago
Allha xaafadaydi xasuus walhi iskuulki taleex dhigan jiray xamar jecliyaβ€β€β€β€ππ
2
@AyeyoAsho
5 hours ago
Watching this video put tears in my ayes π
Abdikadir Arabπ
@fali2695
2 days ago
Mash Allah muqdisho caday guul guul β€β€β€β€β€β€β€
1
@inaabdi12
21 hours ago
Welcome back your YouTube
@aestheticmoods4257
3 days ago
Aniga ciyaal Cali Kamiin aan ahaay. Waxaa Xamar iigu dambeeysay 1999ki. I miss π’ my old city and friends π§‘ you from Minneapolis, MN USA πΊπΈ
1
@Munocalihassan-8061
1 day ago
Gurigaas gata wa xasuus qaali ah β€
@malabey197
3 days ago
Xusuus cajiib ah waaye π’
1
@AhmedLacag-x7b
1 day ago
Masha Allah β€β€β€β€β€
@adamjumale4871
3 days ago
Xasuus qaali ah πππ
1
@hamdibulhan8009
13 hours ago
Cajiib cajiib waa wax aad loogu farxo laakin gabdho masarka yareed wadataan si fiican u xirta
@ilyasmax
3 days ago
Masha allah najuu
1
@mohameddhuluko1265
3 days ago
Waa gurigaygii xasuus waqti dheer ah wan salaamayaa walaalahay
2
1 reply
@OmarAhmed-s2b
3 days ago
WAXAAKU SALAAMAYA CIYAALKII HORE EE SHIIRGOLE ππππππ CALI SHIRE WAAN AQAAN πππ !!!β€
1
@abdirizakmohamedsheikhabdi4096
2 days ago
Wlhi waa vedeo hore
Hada xaafada waan interlock wadooyinka
1
@yusufabdulleali4824
3 days ago
Ha iscisilano Haka Tag xilka
1
@ahmedsharmake3825
3 days ago
Qof culus baa soo laabatay
@inacarabduur
3 days ago
Soo noqosho wacan najuu β€β€β€
2
1 reply
@saladomar8670
3 days ago
Mahamed jama maxa dhahdey nah in aan is weeren jirney war gabdhahan waa yar yar yihin 1971 aa dhalatey adiga ayaga nah 1995 malahas dhashten
1
@Worldboss-e9p
3 days ago
Ceelki Cali Shiiro Xge Lo raraayna hee maba arke sxbtaalπ’
1 reply
@FarhiySh
3 days ago
Wan jeeclahay xusuusaha iyo melihi an nolashayda so marayβ€
1 reply
Details
Related Videos
Comments
Gurigii caruurnimada aan ku koray ayaan dib ugu laabtay Maxa is badalay
Najuu Araale
Subscribe
17,240 views
Waxan boqoday xafadihi aan ku koray magalada Muqdisho maxa is badalay bal ila daawo
Show more