subhanallah qisoyinkaga waxan murug darted u ilmeeyaba cawa waxa u ilmeeyay farxad darted o ah qisada dhamaadka abdul-aziiz iyo sidu u guleestay😢❤
dhalinyaradi u quuri wayay meshi yared u sexanayay e u maleeyay ine ku turen wado cidlo ah lkn ku tuuray wadadi gushiisa tasne daren kale goniye aye i noqotay😢 wax walbana waxe ahed qadar u ilahey wato ugu damben dhamtod farxad aye ku nolyihin familkas
Abadan